Doorasho si weyn loo wada sugayo oo maanta ka dhaceysa Magaalada Dhuusamareeb

Maanta oo Jimce ah waxaa lagu wadaa in Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ay ka dhacdo doorashada gudoonka Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug oo si weyn loo wada sugayo. Doorashada waxaa u taagan todoba Musharax, waxaana Guddoomiyaha Baarlamaanka u tartamaya Saddex Musharax oo kala ah Dr. Maxamed Nuur Gacal oo musharaxa ugu cad-cad, Cabdinasir Aaden Cismaan … Continue reading Doorasho si weyn loo wada sugayo oo maanta ka dhaceysa Magaalada Dhuusamareeb